Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka Cudur daartay in uusan ka qeyb gelin Munaasabada 26-ka Juub

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaan xalay ka qeyb gelin munaasabadda 26-ka juun oo si weyn looga xusay magaalada Muqdisho , maadaama Madaxweynaha uu hayo xanuunka Covid-19. Qoraal uu soo saaray Madaxweynaha Soomaaliya ayuu ku sheegay in uu ka cudur daaranayo in uusan ka qeyb gelinĀ  munaasabadda 26-ka Juun, waxa uuna xusay Madaxweynaha in … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka Cudur daartay in uusan ka qeyb gelin Munaasabada 26-ka Juub